Guddida Qandaraasyada Qaranka Oo War Gelin Udiray Shirkadaha Dhismayaasha Somaliland.

0
Wednesday August 14, 2019 - 14:26:55 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1630
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddida Qandaraasyada Qaranka Oo War Gelin Udiray Shirkadaha Dhismayaasha Somaliland.

    UJEEDDO: BAAHIN QANDARAAS.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

UJEEDDO: BAAHIN QANDARAAS.

Xafiiska Guddida Qandaraasyda QarankaSomaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ay ku war gelinayaan dhamaan shirkadlayda dhismayaasha reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha dhismaha, iyo Cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaanDayactirka labada Biriij ee magalaada Burco waana sidan Faah-faahinta Dayactirka labada Biriij.





S/No

Nooca Dayactirka Dhismaha

Faah-faahinta Dhismaha

1.

Deero Biriij

Dayactirka Biriijka Deero ee Magaaladda Burco

2.

China Biriij

Dayactirka Biriijka China ee Magaaladda Burco

 




Warbaahinta

Jaraa’idka: Mudanayaal, waxaan idinka codsanaynaa inaad noo baahisaan mudo 4 Cisho ahkana bilaabmaya 15/08/2019 kuna eeg 19/08/2019.

 

F.G:

Waxa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu Qandaraaska dayactirka labada Biriij uuxidhmayo 19/08/2019 maalinta Isniintaah saacadu markay tahay 12:00Am, waxaana la furi doonaa Qandaraaska Labada Biriij ee Magaaladda Burco, 20/08/2019, Maalinta Salaasada ahSaacadu markay tahay 10:00Am, waxaana lagu furi doonaa Qandaraaska Gobolka Tog-dheer ee Magaaladda Burco, gaar ahaan Xafiiska Badhaasabka Gobolka Tog-dheer.

 

Haddaba, Shirkadaha danaynaya Qandaraaska Dayactirka Labada Biriijkala duwanhakala soo xidhiidho xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ku yaala shacabka Agagaarka madaxtooyada dabadeeda ama bariga Emperial hotel ama soo garaac Telphonadka ah 0634471788 ama 0634400437,

ALLAA                            MAHAD                                   LEH

Nuux Maxamed Xuseen

Gudoomiyaha Guddida Qandaraasyadda Qaranka

 

Loading...
Loading...