Sawirka Xaramka Ee Ka Hadalka Badan Keenay Afar Ba Waxtar Weyn Ayuu U Leeyahay
Iyo Heykalka Qaynuunka Amma Dastuurka Oo Dhowrsanan Heli Doonna La Siiyo Si Buuxda.
1) Halka waxa daawadeedii la helay Xisbiga Wadani canbaartii iyo eededii la la dabbo socday.
2) Golaha Wakiilada oo Bu-saaradii abid ugu xumayd ay ku habsatay halka iyagga waxa ugu jirta dheri-weyn hilbo ah.
3) Saleeban Maxamuud Aadan Madaxtinamdii cadhadda badan u qabay iyadda oo soconaysa ayey albabkiisa Golaha isa soo hortaagtay.
...
Marka Wadani waxa uu leeyahay Ummaday annaga iyo kulmiye kee yaa Soomaliya la showra oo la shaaha Soomaliya ?
...
Golaha Wakiiladu waxa la gudboon denbi ku oogis
Madaxweyne Muuse Bixii iyo inta kala socotay ee sawirka kula jiratay
halkaan dacwada budhigeedu waxuu yahay Adhax -jabin Qaranka oo
Madaxweynuhu si badheeh ah ugu kacay. Waanna halka quruska qaniiyada iyo
cantuugaduba ku jirto ee Golaha.
...
.
Saleeban Maxamuud Aadan isaggan Maanta ayaa Madaxtinimo
Madaxweyne you dhow dahay waa inuu is garab taaga Dacwada halkaan
Madaxweynaha loo diyaariya siddii Maxkamada loo horgeyn lahaa isaggunna
uu noqon laha Madaxweynaha ku meel gaadhka ee ilaa doorashadda
Madaxweyne 2022 la gaadhaayo.
....
4) Ka afraad waxa halka heykal iyo karaamo ilaalsan ugu
soo hoyeynaysa Qaynuunka amma dastuurka dalka Jamhuuriyada Somaliland
waxana mabnuuc noqonaysa in qof si yar oo fudud ugu kaco wax kast heykal
iyo jiritaanka qaranka wax u dhimaaya sidda sawiraka Madaxweynuhu sidda
aan fejignaanta lahayn ula galay wasiiro- soomaliya ah oo ay Xaramka
isku arkeen amma ay ka soo wada qayb galeen qoloba dhinaceed.
....
Siddo kale waxyaabo badan oo hore loogu dhiiraday ayaa
albaabkoodu soo xidhmaya sidda waxa looga danbeyn doona Dastuurka amma
Qaynuunka guud ee dalka iyo sidda u dhidban yahay. kuwo kale oo u baahna
ka run-sheegid waxa ay noqonayaan kuwo la dhugto oo la dheysto lana
tixgelyo sidda ugu haboon ee ugu hagaagsan sidda qadiyada saamiga iyo
kuwa kale fara iyo tirad badan ee ku xeeran oo kow ay ka noqonayso in
Jamhuuriyad Somaliland hal-reer oo kali ahi noqdo ka ah jaan-gooyaha
siyaasad iyo ka talinteeda oo saxideed iyo wax ka qabashadeed u tahay
daawad ugu wanaagsan ee Jamhuuriyad Somaliland ku heli karto xaquuqo aad
u tirad iyo tayada badan ee ka maqan gaar ahan xagga aduunka marka laga
hadlaayo .
...
.
Marka sidda wax u dhacan sheekooyinkii waxyaabo badan
ayaa is bedelaya ,tusaale ahaan Waa inaad la jaan-qaada isla markaan la
tallabsataa Jamhuuriyada Somaliland ee qaynuunkeedu yahay lamma taabtaan
la tijaabiyey isla markaan u hogaansanata.
....
Waxba lagga yaabba in yidadiilo cusub iyo xoog badan
yimaado kaas oo kaa imanya Ummada markaan caqabado badan oo Dalka ka
jira la helo daawadooda sidda Arimaha Ceel-afweyn iyo kuwa kale mid ka
xagga Cadalaad iyo Garsoorka isaggan la sii daayo dhamaanba Dadka cidh
xidhan ee lagu xidhay waxa aan aad u sii weyn siddo kale kuwa kale oo
farro-badanna dignin iyo cashar lama ilaawan ah inanay ku fududadan
qadiyad iyo karaamka Ummad jamhuuriyad Somaliland balse ay ilaaliyan
qaderin iyo xumo weyn ay siiyaan waxii maanta ka danbeeya .
...
.
Xagga Caalam iyo Geeska, waxay tusi karta in qadiyad
iyo hadafka Jamhuuriyad Somaliland ummadeed yahay mid ah lama taabtaan
cid kast hore si wax isu moodsisay ay wax hada ka danbeeya noqdaan kuwo
ixtiraam iyo maamus weyn u haya qadiyada iyo Ummad gaar u leh ba .
..
Aragtida Muwaadinka.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...