Guddoomiyaha Western Canada Ee Xisbiga Waddani Oo Tacsi U Diraya Qoyskii Ay Ka Baxay Marxuumada Deeqa Yusuf Nuur

0
Tuesday August 13, 2019 - 11:27:58 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1437
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Western Canada Ee Xisbiga Waddani Oo Tacsi U Diraya Qoyskii Ay Ka Baxay Marxuumada Deeqa Yusuf Nuur

    Inaalilah Wa Inaa Ilehi Raajicuun,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaalilah Wa Inaa Ilehi Raajicuun,

Guddoomiyaha Western Canada Ee Xisbiga Waddani Oo  Tacsi Tiiraanyo Leh U Diryaa Qoyskii ay Ka Baxay Marxuumada Deeqa Yusuf Nuur Oo Ku Geeriyooday Magalada Hargaysa Ee Somaliland 

 

Aniga Oo Ku Hadlaya  Magacayga Bashe Elmi Iyo Kan Guddida Iyo Ka Taageerayasha Xisbiga Waddani Ee Western Canada

 

Waxaan Illahay Uga Baryayaa Inuu Marxuumada Jannatul Firdous Ka Waraabiyo

 

Qoyski ,Ehelki, Iyo Qarabadii Iyo Dhamaan Reer Somaliland Oo Dhan Gaar Ahan Alberta-Somaliland Community.

Inuu Samiir Iyo Iimaan Ka Siiyo.

Aamin, Aamiin ,Aamiin

 

Guddoomiyaha West Canada Ee Xisbiga Waddani

Bashe Jama Elmi.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...