Guddomiyaha West Canada Ee Xisbiga Waddani Oo Dhanbal Hambalayo U Diraya Dadka Islaamaka Ah Munaasibada Ciid Al-Adha Ah.

0
Monday August 12, 2019 - 09:14:53 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1180
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddomiyaha West Canada Ee Xisbiga Waddani Oo Dhanbal Hambalayo U Diraya Dadka Islaamaka Ah Munaasibada Ciid Al-Adha Ah.

    Aniga Oo Ku Hadlaya Magacayga Bashe Elmi Iyo Kan Guddida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aniga Oo Ku Hadlaya Magacayga Bashe Elmi Iyo Kan Guddida Iyo Ka Taageerayasha Xisbiga Waddani Ee West Canada

Ciid Mubarak Kulu Caam Wa Antum Bilkhar

Waxaan Hambalayo U Diryaa Dhamman Dadka Islaamka Ah Gaarahaan Shacabka

Somaliland Iyo Baheweynta Xisbiga Waddani

Illaahay Waxaan Ka Ragaynaya Sanadankan Sanadankiisa

Bash Bash Iyo Barawaqo Inugu Gadh Siiyo

Aamin,  Aamiin ,Aamiin

Guddoomiyaha West Canada Ee Xisbiga Waddani

Bashe Jama Elmi. 

 

Wa Bilahi Tawfeeq


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...