Maanta Waxaynu Falanqaynaynaa Madaxawyne Paul Kagame Q 13aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar

0
Monday August 12, 2019 - 09:12:47 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1049
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maanta Waxaynu Falanqaynaynaa Madaxawyne Paul Kagame Q 13aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar

    ENG Mohamed Aden Hassan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ENG Mohamed Aden Hassan

ASC Ciid wanaagsan dhamaan umada islaamka Gaar ahaan inta afsomaliga ku hadasha.

Maanta waxaynu Falanqaynaynaa Madaxawyne paul kagame madaxwaynaha dalka Rwanda o ah dal ku yaal qaarada Africa lakiin ah dal horumaray o ku dayasho mudan.

Shalay Rwanda waxay ahayd dal faqiira o dadkisu ku noolyihiin meel ka hoosesa xariiqda faqriga balse ay u dheyrayd in ay is dilaan isla markana is gumadaan dagalki dhex maray labada qomiyadod e daga dalka Rwanda waxa u ahaa dagaal samayn leh o aad u qadhadha isla markana lays ugadhsanayay o ay dhaman istagtay noloshi isla markana ay dambas noqotay dalka Rwanda.

Waxa xilka qabtay nin fariid ah o go’aan adkaa isla markana aminsana in ay maalin uun Rwanda ay dadkedu hashiin donan isla markana gacmaha is qabsan donan o ay ka shaqen donan horumarka dalkooda isla markana ay la tartami donan dadyawga kale e aduun waynaha.

Paul kagame marki u la waregay waxa ugu horesay e u qabtay waxa ay ahayd in u dawlada ka saaro kuwi jeclaa in anay dadka rwandiska ahi isa samaxaan ka dib waxa u samayay dawlad nadiifa waxa anu qatay go;an adag o ku dhisnaa isu tanasulid iyo isa samax waxana hashiyay dalkii Rwanda isla markana dhistay dal qurux badan o horumarsan.

Ka dib dadki markay isa samaxen kaliyata dawladi   waxay si waday  dadalki o waxa ay sameyan o ay abureen dhaqaale kor u qaada nolosha si ay dadku ugu noladaan nolol jaban waxana lahelay fursado u mawadinku kaga shaqaysan karo dalkisa isla markana si nool o wanaagsan dalkisa ugu Nolan karo o ay karamu ku jirto.

Dadka shalay is lenayay waxa ay noqdeen muwadiniin wax fahasan o walalo ah o gacmaha is qabsaday isla markaasana dalka rwadna ku nool.

Manta Rwanda waxay ku jirtaa dawladha adunka ugu dhaqaale roon isla markaana waa mid ka mida dawladha afirca ugu horumarsan e la hiigsado caasimada dalka Rwanda e Kigali waa mid ka mida casimada ugu nadiifsan e ugu qurux badan Africa.

Ugu danbayn manta inagu dawlada ahaan(Somaliland) waynu dhaaana shalay halkay tagneed Rwanda o manta ayaynu ka horumarsanhay iangu markay dadka Rwanda is lenayeen bal aynu gacmaha is qabsano o si wax u wada aragno o kaliyata aynu ka shaqeeno Somaliland quruxsan o horumarsan o ay ka tanasulno qabyalada una tanasulno qaran dhisan o horumarsan sidaas Rwanda iyo dawladaha kale e horumaray ballanteenu waa dad walalo ah o gacmaha is haysta oo isku mabda; ah o ku nool dal dhisan o horumarsan isla markana leh kabayaal dhaqaale o inaga badan ugu danbayn qof walba halkisa haka shaqeyo o ha isku xilqaamo si u uga shaqayn lahaa nabada.

 

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY:Mohammed Adam Hassan

Engineer and Politician Researcher And writer

Hogaan IYO Horumar.

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.

E-MAIL: [email protected]

Tell:         0634394700.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...