Wasiirka Gaadiidka Somaliland oo bogaadiyey dhaqdhaqaaqa Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada

0
Saturday November 28, 2026 - 19:15:25 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 28
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Gaadiidka Somaliland oo bogaadiyey dhaqdhaqaaqa Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada

    "Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada waan bogaadinaynaa. Inta badan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada waan bogaadinaynaa. Inta badan



Hadhwanaagnews.com | Somaliland | Wasiirka Gaadiidka iyo Jidadka Somaliland, Cismaan Afgaab Nuur, ayaa bogaadiyey hawlaha Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada, isaga oo sheegay in dhaqdhaqaaqa sanduuqu uu aad u kordhay muddadii ay xilka haysay xukuumadda Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro).

 

"Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada waan bogaadinaynaa. Inta badan maynaan arki jirin dhaqdhaqaaqa sanduuqa, waana uu koobnaan jiray, laakiin intii ay jirtay xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Cirro ayaa hadal-hayntiisa iyo hawlihiisu ugu badnaayeen,” ayuu yidhi Wasiir Cismaan Afgaab Nuur.


Loading...
Loading...