Gudoomiye Xiis Maxmed Cige Oo Shacabka Islaamka Ah Udiray Hambalyada Ciida

0
Sunday August 11, 2019 - 15:51:13 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1322
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Xiis Maxmed Cige Oo Shacabka Islaamka Ah Udiray Hambalyada Ciida

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu,
Waxaan xuska ciidal Adxa awgeed hambalyo u dirayaa dhamaan bulsho-weynta Islaamka iyo gaar ahaan bulshada reer Somaliland.
Waxaan ilaahay inooga rajaynayaa in uu ciidan ciideeda inagu gaadhsiiyo nabadqad, caafimaad, bash-bash iyo barwaaqo.
Dhamaantiin markale waxaan idiin leeyahay :


" Ciid mubaarik, kulu cam wa antum bikheyr, taqabaal allahu minna wa minkum salixiil acmaal."


Wabilaahi tawfiiq,

Gudoomiye: Xiis Maxmed Ciige

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...