Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo sheegay in hawlgalka amniga la fulinayo

0
Friday November 27, 2026 - 17:53:20 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 9
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo sheegay in hawlgalka amniga la fulinayo

    "Ciidanku ma aqbali karo dad hub haysta cid meel ku urursana hadalkeeda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ciidanku ma aqbali karo dad hub haysta cid meel ku urursana hadalkeeda

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Somaliland, Mudane Cabdale Maxamed Carab, oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Axmed-Yaasiin Maxamed Faarax, iyo Wasiirka



Hadhwanaagnews.com | Somaliland | Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Somaliland, Cabdalle Maxamed Carab (Sandheere), ayaa sheegay in ciidamada ammaanku aanay aqbali doonin in dad hubaysan meelaha qaarkood ku urursanaadaan, isaga oo bulshada ugu baaqay inay taageeraan ciidamada fulinaya hawlgallada amniga.


 

"Ciidanku ma aqbali karo dad hub haysta cid meel ku urursana hadalkeeda daa, hawlgalkaasina waa fulayaa ee waa in gacan la siiyo ciidamada fulinaya,” ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Cabdalle Sandheere.

Loading...
Loading...