Ololaha daawaynta xoolaha Somaliland oo laga faa'iidaysan doono 620,000 oo neef

0
Saturday November 21, 2026 - 12:12:34 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 39
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ololaha daawaynta xoolaha Somaliland oo laga faa'iidaysan doono 620,000 oo neef

    Agaasimuhu waxa uu tilmaamay in ololahani qayb ka yahay dadaallada....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agaasimuhu waxa uu tilmaamay in ololahani qayb ka yahay dadaallada....



Hadhwanaagnews.com | Somaliland | Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Reer Miyiga, Axmed Cismaan Jaamac Talo-same, ayaa sheegay in ololaha daawaynta xoolaha ee dalka laga fulinayo ay ka faa’iidaysan doonaan 620,000 oo neef oo ku kala nool gobollada Somaliland.

 

Agaasimuhu waxa uu tilmaamay in ololahani qayb ka yahay dadaallada lagu xoojinayo caafimaadka xoolaha iyo ilaalinta ilaha dhaqaalaha dalka, maadaama xooluhu laf-dhabar u yihiin dhaqaalaha Somaliland.

 

"Ololaha Daawaynta Xoolaha Somaliland waxa ka faa’iidaysan doona xoolo gaadhaya 620 kun oo neef dalka oo dhan,” ayuu yidhi Axmed Cismaan Jaamac Talo-same.


Loading...
Loading...