Madaxweyne Farmaajo Shacabka Muqdisho Oo La Tukaday Salaadii Ciida

0
Sunday August 11, 2019 - 11:48:01 in News by
  • Visits: 1926
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Shacabka Muqdisho Oo La Tukaday Salaadii Ciida

    Madaxweyne Farmaajo Oo Shacabka Muqdisho La Tukaday Salaadii Ciida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo Oo Shacabka Muqdisho La Tukaday Salaadii Ciida


Muqdisho(HWN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda Ciidda Carafo ku tukaday Masjidka Shuhadada Madaxtooyada Qaranka.

Image may contain: 4 people, wedding

Image may contain: 10 people, people standing and wedding

Madaxweyne Farmaajo ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo ummadda Muslimiinta ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidda Carafo, isaga oo xujayda sannadkan gudanaya waajibaadka xajka Eebbe uga baryey inuu ka aqbalo acmaashooda suubban.


Madaxweynaha ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay iscaawiyaan si farxadda ciiddu ay u wada gaarto dhammaan bulshada.

Image may contain: 5 people, people sitting and indoor
Image may contain: 17 people, people standing
Image may contain: 7 people, people standing and indoor
Image may contain: 9 people, people sitting
Image may contain: 6 people, people sitting
Image may contain: 2 people, people sitting

Madaxweyne Farmaajo ayaa ummadda Soomaaliyeed u rajeeyay inay sannadkan sannadkiisa ku gaaraan horumar, barwaaqo iyo isku duubni, isagoona ku boorriyay inay dowrkooda ka qaataan dib u dhiska dalka iyo la dagaallanka cadawga qawleysatada ah ee u taagan dhibaateynta dadka Soomaaliyeed.

DHAMMAAD

Loading...
Loading...