Ruusha oo sheegay in lagu qaaday Weerar dhanka Internert ka
Saacado kaddib Ruushka ayaa sheegay in la weeraray dhankooda iyadoo xog been abuur ah dadka lala wadaagay
Ukraine iyo Ruushka waxay labaduba sheegeen in barnaamijyadooda digniinta ee xaaladaha degdegga ah xalay la weeraray.
Marka hore waxaa la weeraray Ukraine iyadoo fariin digniin ah oo aan jirin uu diray barnaamijka.
Siyaasiga reer Ukraine Oleksander Merezhko ayaa sheegay in ay shaki dhalisay fariinta oo ku qorneyd luuqadda Ruushka, wuxuuna sheegay in weerarkan uu qeyb ka yahay dagaalka internetka
Saacado kaddib Ruushka ayaa sheegay in la weeraray dhankooda iyadoo xog been abuur ah dadka lala wadaagay.
Digniinta been abuurka ah ayaa dadka u digtay isticmaala abka, waxayna u sheegtay in ay jirto "halis ah in la noolaado", waxayna sheegtay in madaxyada hubka nukliyeerka lagu riday "dhammaan gobollada Ruushka
Source BBC
Loading...
Loading...


0 





