Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland oo Sameeyey Xil-ka-qaadis iyo Magacaabis

0
Sunday November 01, 2026 - 13:10:22 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 38
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland oo Sameeyey Xil-ka-qaadis iyo Magacaabis

    Tallaabadan ayaa qayb ka ah dib-u-habaynta iyo dardargelinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tallaabadan ayaa qayb ka ah dib-u-habaynta iyo dardargelinta



Hargeysa (Hadhwanaagnews) – Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Reer Miyiga Somaliland, Mudane Cumar Shucayb, ayaa sameeyey xil-ka-qaadis iyo magacaabis masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda.

 

Tallaabadan ayaa qayb ka ah dib-u-habaynta iyo dardargelinta hawlaha shaqo ee Wasaaradda, si loo xoojiyo hannaanka maamulka iyo fulinta waajibaadka shaqo ee hay’adda.

 

Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan masuuliyiinta xilalka laga qaaday iyo kuwa cusub ee la magacaabay laguma sheegin warkan.

Loading...
Loading...