Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta Somaliland: "Tiknoolajiyaddu Waa Waddada Horumarka Somaliland"

0
Sunday November 01, 2026 - 12:59:44 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 20
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta Somaliland: "Tiknoolajiyaddu Waa Waddada Horumarka Somaliland"

    Agaasimaha Guud ayaa hadalkan ka sheegay furitaanka Carwada i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agaasimaha Guud ayaa hadalkan ka sheegay furitaanka Carwada i



Hargeysa (Hadhwanaagnews) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland, Mudane Aadan Cabdillaahi, ayaa sheegay in tiknoolajiyaddu maanta tahay waddada Somaliland ku gaadhi karto horumar, hal-abuur iyo fursado kala duwan.

 

Agaasimaha Guud ayaa hadalkan ka sheegay furitaanka Carwada iyo Shirweynaha 8-aad ee Tiknoolajiyadda 2026, oo maanta ka furmay caasimadda Hargeysa.

 

Waxa uu tilmaamay muhiimadda ay tiknoolajiyaddu u leedahay horumarka dalka, isaga oo xusay inay door weyn ka qaadan karto kobcinta hal-abuurka iyo abuurista fursado cusub oo dhinacyo kala duwan leh.


Loading...
Loading...