Maamulka Iyo Hawl Wadeenada Hadhwanaagnews Oo Caalamka Islaamka Iyo Shacabka Somaliland Ku Hambalyeeyey Munaasibada Ciidal Adxa

0
Saturday August 10, 2019 - 22:53:04 in News by
  • Visits: 1121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Iyo Hawl Wadeenada Hadhwanaagnews Oo Caalamka Islaamka Iyo Shacabka Somaliland Ku Hambalyeeyey Munaasibada Ciidal Adxa

    Maamulka Iyo Hawl Wadeenada Hadhwanaagnews Oo Caalamka Islaamka Iyo Shacabka Somaliland Ku Hambalyeeyey Munaasibada Ciidal Adxa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Iyo Hawl Wadeenada Hadhwanaagnews Oo Caalamka Islaamka Iyo Shacabka Somaliland Ku Hambalyeeyey Munaasibada Ciidal Adxa


Maamulka iyo hawl wadeenada shabakada caalamiga ah ee Hadhwanaagnews ee ku kala sugan gobolada somaliland, soomaaliya iyo wadamada kale ee caalamku waxay guud ahaan umada islaamka ku hambalyeynayaan munaasibada ciida barakaysan ee Ciidal Adxa oo maalinta bari ah looga dabaal dagi doono guud ahaan wadamada islaamka.



Maamulka iyo shaqaalaha shabakada caalamiga ah ee Hadhwanaagnews oo uu hormood u yahay gudoomiyaha guud Ahmednaasir Jibriil Faarax, waxay munaasibadan ciidal Adxa awgeed ay hambalyo u dirayaan dadka afka soomaaliga ku hadla gaar ahaan shacabka somaliland.


guud ahaan ummaddaha islaamka meel kastoo ay joogaan gaar ahaan shacabka Reer Somaliland Farxadda Munaasabada Ciidul adxaa.


Maamulka iyo shaqaalaha shabakada Hadhwanaagnews ayaa u rajeeyey dhammaan shacabka reer Somaliland iyo guud ahaan shucuubta islaamka meel kasta oo ay joogaan iney sanadkan kiisa kale ku gaadhaan, Guul Horumar, Nabad Iyo Barwaaqo.

 

Loading...
Loading...