Madaxweyne Cirro: "Amniga iyo Midnimada Ilaaliya, Anna Ictiraafka Ii Daaya"

0
Thursday October 15, 2026 - 16:37:18 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 75
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Cirro: "Amniga iyo Midnimada Ilaaliya, Anna Ictiraafka Ii Daaya"

    "Amniga iyo midnimada ilaaliya, anna ictiraafka ii daaya," ayuu yidhi Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Amniga iyo midnimada ilaaliya, anna ictiraafka ii daaya," ayuu yidhi Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.

May be an image of dais and text

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa shacabka ugu baaqay inay ilaaliyaan amniga, nabadda iyo midnimada, isaga oo sheegay in dadaallada ku aaddan ictiraafka Somaliland uu isagu sii wadi doono.

"Amniga iyo midnimada ilaaliya, anna ictiraafka ii daaya,” ayuu yidhi Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.

Loading...
Loading...