Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland: "Madaxweynuhu Markuu Baxo Illaa Uu Soo Noqdo Lagama Seexdo"
"Meeshii Muqdisho ahayd, madaxweynuhu markuu baxo illaa uu soo noqdo
Wasiirka Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland, Khadar Xuseen Cabdi, ayaa hadal ka jeediyey muhiimadda ay leedahay la socodka safarrada Madaxweynaha Somaliland iyo hawlaha la xidhiidha marka uu dalka ka maqan yahay.
"Meeshii Muqdisho ahayd, madaxweynuhu markuu baxo illaa uu soo noqdo lagama seexdo,” ayuu yidhi Khadar Xuseen Cabdi, Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland.
Hadalkan ayaa imanaya kaddib markii Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), iyo weftigii uu hoggaaminayey ay maanta dalka dib ugu soo laabteen, kaddib safarro shaqo oo ay ku tageen Maraykanka iyo Isu-tagga Imaaraadka Carabta.
Loading...
Loading...


0 





