Guddida Wax-ka-beddelka Xeerka Bangiyada Islaamiga ah Oo Doortay Hoggaankooda

0
Sunday October 04, 2026 - 15:36:10 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 27
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddida Wax-ka-beddelka Xeerka Bangiyada Islaamiga ah Oo Doortay Hoggaankooda

    Guddidu waxay Guddoomiye u dooratay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddidu waxay Guddoomiye u dooratay



Guddida Gaarka ah ee loo xil-saaray wax-ka-beddelka iyo kaabista Xeerka Bangiyada Islaamiga ah ayaa yeeshay fadhigoodii ugu horreeyey, iyagoo kulankooda ku doortay hoggaanka guddida.

Guddidu waxay Guddoomiye u dooratay Mudane Axmed Jaamac Saalax, halka Mudane Cali Jaamac Caraale (Cali-qaran) loo doortay Guddoomiye Ku-xigeenka guddida.

Guddida ayaa sii wadi doonta hawsha loo igmaday ee ku saabsan dib-u-eegista, wax-ka-beddelka iyo kaabista Xeerka Bangiyada Islaamiga ah, si loo dhamaystiro waajibaadka loo xilsaaray.

Loading...
Loading...