Suldaan Samatar Oo Tacsi U Diray Qoyska Marxuum AHUN C/Laahi C/salan Sh/Cali Jawhar.

0
Saturday August 10, 2019 - 11:06:02 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1342
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Samatar Oo Tacsi U Diray Qoyska Marxuum AHUN C/Laahi C/salan Sh/Cali Jawhar.

    Inaa li laahi wa inaa ilayhi raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa li laahi wa inaa ilayhi raajicuun

Sudaan Ibraahin Jaamac Samatar ayaa tacsi tiiraanyo leh udiray qoyska Eng. Cabdilaahi Cabdisalaan Sheekh Cali Jawhar oo maalintii shalay ku geeriyooday magaalada Adis ababab ee dalka Itoobiya.

Suldaanka ayaa Eebe Uga Baryay inuu naxriistii jano ka waraabiyo Marxuumka waxa uu qoyska iyo qaraabada uu ka baxayna gaar ahan reer Sheekh Cali Jawhar inuu ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...