" Hudson Institute Wuxuu La Shir Yimi " Gotcha " Questions Bay Ahayeen Dr. Cirro Na Waa Dabinka Booday, Fursadi Ma Lumin..! "

0
Tuesday September 22, 2026 - 10:21:01 in Articles by Faisal Abdullahi
  • Visits: 66
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " Hudson Institute Wuxuu La Shir Yimi " Gotcha " Questions Bay Ahayeen Dr. Cirro Na Waa Dabinka Booday, Fursadi Ma Lumin..! "

    Saxiibka Kowaad Ee Somaliland Ah Oo Wadata Kuwa La Yidhaah " قوات

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saxiibka Kowaad Ee Somaliland Ah Oo Wadata Kuwa La Yidhaah " قوات



Muwaadin Waxa Jira Wax La Yidhaah " Gotcha " Oo Ah" I got you " Waa

Ku Hayaa Ama "I caught you" Waa Ku Qabtay Oo Ay Isticmaasho Saxaafada

Qarbigu Siiba Saaxafada Maraykan ....................

 

Su'aasha Sudan Waxa Daaha Dabadiisa Ku Jira Imiraatka Carabta Oo

Saxiibka Kowaad Ee Somaliland Ah Oo Wadata Kuwa La Yidhaah " قوات

الدعم السريع " Ama" Rapid Support Forces (RSF)"Iyo Sucuudiga ,

Masar, Turkey , Kuwait Oo La Socoda Ciidanka Sudan. .......

 

Markaa Su'aashu Waxay Ahayd " Gotcha " Question Duqii Dr. Cirro Ihina

Waa Dabinka Booday Miinada Hore Inoo Dhaafi Buu Ku Yidhi Kii Wariyaha

Ahaa Soo Wada Bixi Maayo Ee .........................

 

Barigii Ay Is Qabteen ( 2017 - 2021 ) Sucuudiga Iyo Imaraatka Carabta

Oo Dhan Ah Iyo Qatar IyoTurkey-ga Oo Dhan Ah Ayuu Saq Dhexe Jaalle

Muse Pilot Mikirifoonka Iska Qabsaday Isagoon Cidi Sua'aal Waydiin Saa

Dawaladii Laga Gardaraa Waagaa Ee "Qatar": Buu Ku Qaadqaaday Isagoo

Leh Waxaan Lasafanahay Sucuudiga Iyo Imaraatka

.........................Cajiib Sheekhow...

 

Arrinkaa Xilka Leh Ee Wagaa Jaalle Muuse Pilot Ku Kacay Waxa La

Yidhaah " Microphone Diplomacy " Dr. Cirro Taasuu Ka Dibinka

Booday.......................

 

Muwaadin Caqli Isticmaal Dr. Cirro 50 Sano Iyo Siyaado Ayuu Diplomacy

Ahaa Wuxuu Yaqaan Ba Waa Halkuu Dal Waliba Ku Yaal Iyo Waxa Ka Socda

Nin Venezuela Iyo Sudan Isku Khaldi Kara Maaha Ee Wuxuu U Jeeday

Labaduba Hawsha Aaan Maraykan U Imi Ka Fog. .....................

 

Waydiinta Macdantuna isla " Gotcha " Kale Ayey Ahayd Waxaad Google

Garayn Kartid Maxaad Ii Waydiin...........................

 

Qoladan Mucaaridku Waxay Soo Qateen Warkii Kuwo Aajaanib Ah Oo La Siin

Jiray Millions Of Dollars Kuwaasuu WarkooduRaqiis Ahaa Ayey Soo

Qateen Very Cheap Points..........Wariyayashaa Ajaanibka Ah Ee Doonaya

In Libaaxyo Lagu Dhufto Waxay Jogaan Level 10 IsmuLaahi Dr. Cr. Cirro

Level 60 Buu Ka Ciyaaraya , Markaa Ha Iska Mudaharadaan Ee Daaya...

 

Walaahi Raga Ajaanibka Ah Lacagta La Siin Jiray Iyo Inta La Siin Jiray

Magacyadooda Waan Hayaa Qaarna Shaqsiyan Ayaan U Aqaan Qaarna Emails

Baanu Isku DirnaaLakiin " Microphone Diplomacy " Inaan isticmaalo

Dooni Maayo.................................

Ahmed Jigga <[email protected]>
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...