Xildhibaan Hore Maxamed Cabdi Yoon Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray Xisbiga KAAH
Ku biirista xildhibaanka ayaa kusoo beegmaysa xilli xisbiyada siyaasadeed ee Somaliland...
Xildhibaan hore Maxamed Cabdi Yoon, oo ka tirsanaa xildhibaanadii hore ee Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa, ayaa si rasmi ah ugu biiray Xisbiga KAAH.
Ku biirista xildhibaanka ayaa kusoo beegmaysa xilli xisbiyada siyaasadeed ee Somaliland ay wadaan hawlo la xidhiidha xoojinta taageerayaashooda iyo soo dhawaynta xubno cusub.
Maxamed Cabdi Yoon ayaa hore uga tirsanaa Golaha Deegaanka Hargeysa, waxaana hadda uu si rasmi ah uga mid noqday Xisbiga KAAH.
Loading...
Loading...


0 





