Madaxweyne Cirro Oo Wakiilka Somaliland Ee Itoobiya U Magacaabay Sharmaarke Geelle
Sidoo kale, Madaxweyne Cirro ayaa Maxamed Galool u magacaabay

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa u magacaabay Sharmaarke Geelle inuu noqdo Wakiilka Somaliland u qaabilsan dalka Itoobiya.
Sidoo kale, Madaxweyne Cirro ayaa Maxamed Galool u magacaabay ku-xigeenka Wakiilka Somaliland ee Itoobiya.
Magacaabistan ayaa qayb ka noqonaysa dib-u-habaynta iyo xoojinta hawlaha diblomaasiyadeed ee Somaliland, gaar ahaan xidhiidhka ay la leedahay dalka Itoobiya.
Loading...
Loading...


0 





