Xaafadda State House ee Hargeysa oo Laga Hirgelinayo Jid Laami ah

0
Tuesday September 01, 2026 - 17:09:08 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 87
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaafadda State House ee Hargeysa oo Laga Hirgelinayo Jid Laami ah

    Waddada ayaa hadda si buuxda loo banneeyey, waxaana la sheegay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waddada ayaa hadda si buuxda loo banneeyey, waxaana la sheegay



Hargeysa (Hadhwanaagnews.com): Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa muddo afar cisho ah ku banaysay waddo muhiim ah oo dhex marta Xaafadda State House, iyadoo meesha laga saaray dhismayaashii ku soo durkay waddada.

 

Waddada ayaa hadda si buuxda loo banneeyey, waxaana la sheegay inay diyaar u tahay in laga hirgeliyo jid laami ah.

 

Mashruucan ayaa la filayaa inuu wax ka tari doono hagaajinta isku-socodka gaadiidka, fududaynta isu-socodka bulshada iyo kor u qaadista bilicda Xaafadda State House.

Loading...
Loading...