Madaxweyne Cirro: "Somaliland Ma Kala Laha Xuduudo, Siyaasadana Waa Lagu Kala Aragti Duwanaan Karaa"

0
Sunday August 30, 2026 - 13:27:01 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 23
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Cirro: "Somaliland Ma Kala Laha Xuduudo, Siyaasadana Waa Lagu Kala Aragti Duwanaan Karaa"

    Madaxweynaha ayaa hadalkan ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha ayaa hadalkan ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay



Hargeysa (Hadhwanaagnews.com): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in Somaliland aanay kala lahayn xuduudo, isla markaana kala aragti duwanaanshaha siyaasadeed aanu ahayn sabab keenta kala qaybsanaan.

 

Madaxweynaha ayaa hadalkan ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay midnimada bulshada Somaliland, isaga oo tilmaamay in dadka iyo deegaanadu ay wadaagaan Somaliland, halka arrimaha siyaasaddana lagu kala aragti duwanaan karo.

 

Waxa uu yidhi:

 

"Somaliland ma kala laha xuduudo, siyaasaddana waa lagu kala aragti duwanaan karaa.”


Loading...
Loading...