"Lama Aqoonsan Doono Natiijada Kasoo Baxda Doorashada Jubbaland" Dawlada Somaliya

0
Friday August 09, 2019 - 16:19:18 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1530
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Lama Aqoonsan Doono Natiijada Kasoo Baxda Doorashada Jubbaland" Dawlada Somaliya

    Kismaayo (HWN) -Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa go'aan xasaasi ah ka soo saartay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kismaayo (HWN) -Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa go'aan xasaasi ah ka soo saartay

doorashada Jubbaland ee la filayo in dhowaan ay ka dhacdo magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

War ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in weli ay jirto cabasho ka imaaneyso beelaha Jubbaland iyo musharraxiintooda, loona baahan yahay in xal rasmi ah laga gaaro tabashooyinkaasi, ka hor inta aan doorashada la qaban.

Loading...
Loading...