Doorashadeenu Waa Iska Faan, Dibada Been Laga Iibsho, Doolar Qaar Kuhelaan

0
Friday August 09, 2019 - 15:40:10 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1220
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashadeenu Waa Iska Faan, Dibada Been Laga Iibsho, Doolar Qaar Kuhelaan

    BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).

SALAAN KADIB WAXAN MID KHAAS AH U SOO DIRAYAA,

BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

 

1-DOORASHAA INA WAASHAYE,KUWAN DAARTA KU RAAGAY,

   MEESHA MAYDIN U DEYN,IYAGAA DAARO KA JEEXDAYOO,

   DIBIRAYOO DHERGAY MAANTE,DIIR KALA IMAN DOONTO,

   GUDAAFADAA DAADSAN DHULKEENAY,DIBADAA U DIRAYA.

 

2-DADKEENU WAYSKA DADKIIYE,MA DUUL BAYNO DHALANAYA,

   MARKUU DIIGU DHAWAAQEE,DADKU DIIDO CASHUURTA,

   IYAGAA ISKA DARIIRIYE,KUWIINAN MAYDIN U DAYSAN,

   GOLAYAASHA DALKEENU,DADKA QAYBIYA MOOYEE.

 

3-SHARCIGAY SOO DEJIYEEN,DEGMOOYINKII ISKA DHAAFO,

   DAANDAAN BAY KA DHIGEEN,WAXAY DAWLADU HAYSAY,

   IYAGAA DABKA SAARAYO,MOOSHIN DIIRAD LA SAARIYO,

   DABA GALKII ISKA DAAYO,WAA DANAYSO HADDEER.

 

4-KUWAN DAWLADA HOOSE,DUQAA SAAXIL KA REEBO,

   DIBINDAABYIYO BOOBIYO,DAN GUUDO LA XARAASHO,

   DANYARTA SUUQA KU LAYN,ISLAAN DAASAD KA TUUR,

   HA LA DAAHIN CASHUURTA,KU DAKE GAADHIGA FIICAN.

                     ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...