Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland oo ku baaqay in la ilaashado nabadda

0
Saturday August 15, 2026 - 15:02:56 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 39
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland oo ku baaqay in la ilaashado nabadda

    Guddoomiye Muuse Xaaji Cabdi Ducaale ayaa bulshada ku adkeeyey,,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye Muuse Xaaji Cabdi Ducaale ayaa bulshada ku adkeeyey,,,



Hargeysa (Hadhwanaagnews.com): Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Mudane Muuse Xaaji Cabdi Ducaale, ayaa ka hadlay muhiimadda ay nabaddu u leedahay bulshada Somaliland, isaga oo shacabka ugu baaqay inay ilaashadaan nabadda ay ku caano mareen.


 

Guddoomiye Muuse Xaaji Cabdi Ducaale ayaa bulshada ku adkeeyey in meel looga soo wada jeesto sidii loo ilaalin lahaa nabadda, isla markaana qof kasta uu qaybtiisa ka qaato dhowrista xasilloonida iyo wada-noolaanshaha bulshada.



 

Waxa uu yidhi:


 

"In nabadda la ilaashado, la iska kaashado oo meel looga soo wada jeesto, qof kasta dan baa ugu jirta.”

 

Guddoomiyaha Golaha Guurtida ayaa sidoo kale xusay in nabaddu ay dan u tahay qof kasta, isla markaana ay laf-dhabar u tahay dawladnimada, xasilloonida iyo wada-noolaanshaha bulshada Somaliland.

Loading...
Loading...