Madaxweynaha Somaliland oo dalka dib ugu soo laabtay
Madaxweynaha iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa si nabad
Hargeysa – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib safar shaqo oo uu maalmihii u dambeeyey ku joogay dalka Kenya.
Madaxweynaha iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa si nabad ah dalka ugu soo laabtay, kaddib markii ay soo dhammaysteen safarkoodii shaqo ee dalka Kenya.
Safarka Madaxweynaha ayaa qayb ka ahaa hawlaha iyo kulamada uu ku xoojinayey xidhiidhada iyo iskaashiga Somaliland iyo dhinacyada kala duwan ee gobolka.
Loading...
Loading...


0 





