"Qofkii ka hor yimaadda aqoonsiga Somaliland waa dambile qaran" – Wasiir-ku-xigeenka Amniga
Wasiir-ku-xigeenka ayaa sheegay in aqoonsiga Somaliland
Hargeysa – Wasiir-ku-xigeenka Amniga Somaliland, Cabdirashiid Magaalo, ayaa sheegay in qof kasta oo muwaadin ah oo ka hor yimaadda aqoonsiga Somaliland uu galay waxa uu ku tilmaamay dambi qaran.
Wasiir-ku-xigeenka ayaa sheegay in aqoonsiga Somaliland uu yahay arrin qaran oo loo soo dhabar-adaygay, isagoo muwaadiniinta ugu baaqay inay taageeraan.
Waxa uu yidhi:
"Muwaadin kasta oo ka hor yimaadda aqoonsiga loo soo dhabar-adaygay waxa uu dambi ka galay qaranka.”
Loading...
Loading...


0 





