Wasiirka Warfaafinta Somaliland: "Waa in la kala saaro Saxafiga Sharciga Haysta iyo Ka Ku Dhuumanaya Saxaafadda"

0
Monday August 10, 2026 - 13:29:57 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 38
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Warfaafinta Somaliland: "Waa in la kala saaro Saxafiga Sharciga Haysta iyo Ka Ku Dhuumanaya Saxaafadda"

    Wasiirku waxa uu tilmaamay in arrimaha la xidhiidha amniga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirku waxa uu tilmaamay in arrimaha la xidhiidha amniga



Hargeysa – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland, Barkhad Jaamac Xirsi Batuun, ayaa sheegay inay muhiim tahay in la kala saaro suxufiga si sharci ah u gudanaya waajibaadkiisa iyo qofka uu sheegay inuu magaca saxaafadda uga dhuumanayo hawlo kale.


 

Wasiirku waxa uu tilmaamay in arrimaha la xidhiidha amniga qaranka ay masuuliyad ka saaran tahay dhammaan bulshada, isagoo xusay muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo shuruucda iyo waajibaadka saxaafadda.



 

"Waa in la kala saaro saxafiga sharciga haysta iyo ka ku dhuumanaya saxaafadda.”

— Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Barkhad Jaamac Xirsi Batuun.

Loading...
Loading...