inaalilaahi Waa Inaalilaahi Raajacuun

0
Thursday July 23, 2026 - 14:59:01 in Articles by Faisal Abdullahi
  • Visits: 37
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    inaalilaahi Waa Inaalilaahi Raajacuun

    ‎Allaah u naxriistee Abwaan Aadan Tarabi Jaamac oo ka mid ah Abwaanada Soomaaliyeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

‎Allaah u naxriistee Abwaan Aadan Tarabi Jaamac oo ka mid ah Abwaanada Soomaaliyeed

May be an image of one or more people and dais

‎Mujaahid Cabdilahi Xuseen Iimaan (Darawal)

‎waxa uu dhambaal TACSI Tiiranyo Lehu dirayaa Qoyska Ehelka Qaraabada iyo Qaranka JSL ee uu ka baxay

‎Allaah u naxriistee Abwaan Aadan Tarabi Jaamac oo ka mid ah Abwaanada Soomaaliyeed oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa Caasimada Somaliand

‎Mujaahid Cabdilahi Darawalwaxa uu Marxuumka alle Uga rajeeyey inuu naxariistiisa jano ka waraabiyo qoyskiisa ehelada iyo Qaranka uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo Aamiin Aamiin


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...