Kawaanka Qaliinka Xoolaha Caasimada

0
Thursday August 08, 2019 - 11:59:34 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1332
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kawaanka Qaliinka Xoolaha Caasimada

    Kawaanka caasimada hargeisa oo lagu soo kordhiyey qalab casriya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kawaanka caasimada hargeisa oo lagu soo kordhiyey qalab casriya
oo fududaynaya qaliinka xoolaha iyo qabooojiyaal loogu  talo galay qaadista hilibka goobaha ganacsi sida dalabka dadwaynaha sida sariibadaha   sidoo kale waxa lagu soo kordhiyey qalab shaybaadh oo lagu ogaankaro caafimaad qabka qaliinka xoolaha


Sida uu noo sheegay maamulaha kawaanka maandeeq  caaqil abdirahmaan  sidoo  kale waxa ay ku talo jiraan sidii ganacsi dibadeed  loo geyn  laha hilibka xoolaheenoo qalan  qorshahaas waan ku guda jira wuu noo


 socdaa  ilaahayna waxaan ka rajaynaynaa inuu uu guul noogu soo dhamaado

Sida caaqil cabdirahmaan noo sheegay  ma yaradaadalkayga shaqo  mar walba in ay bulshadu he helaan hilib nadiif ah ayaa qorshahayagu yahay  kawaamkanmaandeeq si uu ula tartamo kawaanada caalamka  ayuyahay higsigayaga shaqo  in kastoo dhaqaalaha  kawaanka naga soo gala uu xadidan yahay  dawlada jsl waxaan uga fadhinaa dhiiri galin  dadaalkayaga shaqo


Waa in dawlada  jsl  na siisa kab dhaqale si loo horumariyo hawlaha shaqo fayadhowr ee qalinka xoolaha ee kawaanka maandeeq si ay   sariibadaha ganacsi  ee dalka si ama iib dibadeed loogu helo  hilibka qaliinka xoolaheena   sayladaha caalamka  suuqgayn ganacsi  dalalka dibada  madaama xoolaheeni la joojiyey si ay  bulshaduna u hesho hilib fayo qaba oo fresh ah


Xaalada nadaafadeed ee kawaanada dalka oo aad wanaagsan marka la barbar dhigo kawaanada dalalka jaarka iyo shirkadihii oo uu ku yimid dib u dhac waxqabad  horumar shrkadeed dakhliga  kasoo gala qaliinka  xoolaha nool oo aan dabooli Karin  horumarka shaqo ee shirkadaha kawaanka  maa


Waa in markasta aynu ilaalinaa daryeelka  caafimaad ee xoolaha nool korna loo qaada  shuruucda shaqo ee fayaqabka iyo kawaanada maamulkooda shaqo si aynu ugu heli karo in dalkeenu dibada u iibgeeyo  xoolo hilib fresh ah  oo lasoo baadhay caafimaadkiisa 


Dadku waxay ku bixiyaan  lacagta qaliinka xoolaha nool si shirkadaha gacanta ku haya kawaanada dalku ay ugu keenan qaliinka hilibka neefka isagoo laga soo shaqeeyey fayaqabkiisa meherada ama goobta sariibadaha dalka jsl


Kawaanada dalku waxa hore gacanta ugu hayey  maamulka dawlada hoose ee dalka markii ay noqotay mid dawlada hoose ay dabooli kari waayeen  nadaafada shaqo ee qaliinka  hilibka ayaa lagu wareejiyey  shirkado private ah  oo gacanta ku haya  mamulka kawaanka  magaalooyinka si ay ugu diyaariyaan  bulshada hilib fresh ah oo la soo mariyey  baadhista caafimaadka  qaliinka xoolaha


Kawaanku waa in uu ku yaala goob ku haboon oo ka fog dhiska caasimada oo jirto hawo iyo biyo ku filan oo joogta ah  ka xafidan xayawaanka sida eyda oo ay ka hawlgalayaan drs xanaanada xolaha iyo wasaarada caafimaadka oo si wada jir ah  ula socda fayo qabka xoolaha lagu qalayo  kawaanka maalinkasta si loogu diyaariyo  bulshada hilib nadiif ah oo lasoo baadhay oo ay ku taalo shaambadii fayo qabka xoolaha


Hilibka qalinka xoolaha iyo qashinka hadhaaga qaliinka waa in shirkada  ka masuulka ah kawaanada ay geeyaan goob dump sites oo gaar ah oo dareeraha dhiiga iyo hilbaha loogu talo galay oo ka fog deegaanka magaalada si loo ilaaliyo fayaqabka bulshada ku nool magaalooyinka dalka  kuna hawl galaan gadiid loogu talo galay qashin qubka kawaanada dalka


Waa in shirkaduhu ay  ilaaliyaan kawaanada iyo nadaafadooda si  aanu u noqon kawaanadii iyadoo

 

Shirkaduhu waxay samayn karaan qorshe dib looga faaidaysto noocyada hadhaaga hilibka oo dib shirkadu ay uga heli karto dhaqaale abuur sida xiidmaha iyo dhiiga hadii ay shirkadu keenan mishiinadii dib loogu nadiifinaayey looguna diyaarinaayey  ka faaidaysiga qaliinka xoolaha

 

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...