Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis Guud U Fidiyey 609 Maxbuus

0
Tuesday July 07, 2026 - 12:09:07 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 128
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis Guud U Fidiyey 609 Maxbuus

    Maxaabiista la cafiyey ayaa isugu jira kuwii ku xukunnaa dambiyada...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaabiista la cafiyey ayaa isugu jira kuwii ku xukunnaa dambiyada...



Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta soo saaray wareegto uu cafis guud ugu fidiyey 609 maxbuus oo ku xidhnaa xabsiyada kala duwan ee dalka.


 

Maxaabiista la cafiyey ayaa isugu jira kuwii ku xukunnaa dambiyada fudud, iyadoo cafiskan uu qayb ka yahay awoodaha dastuuriga ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u leeyahay bixinta cafiska.



 

Go’aankan ayaa la filayaa inuu fursad cusub u abuuro maxaabiista la sii daayey, si ay dib ugu biiraan bulshadooda ugana qayb qaataan nolosha caadiga ah, iyagoo ilaalinaya sharciga iyo nabadda dalka.

Loading...
Loading...