Deg-deg: Ciidan Ka Soo Goostay Bariga Gobolka Sool Oo Soo Gaadhay Taliska Ciidanka Qaranka Ee Oog
Wararka ayaa tilmaamaya in ciidamadaasi ay gaadheen
Ciidan ka soo goostay deegaannada Bariga Gobolka Sool ayaa la sheegay inay soo gaadheen Taliska Ciidanka Qaranka Somaliland ee magaalada Oog, sida ay xaqiijinayaan wararka hordhaca ah.
Wararka ayaa tilmaamaya in ciidamadaasi ay gaadheen taliska, iyadoo la filayo in masuuliyiinta Ciidanka Qaranka ay faahfaahin dheeraad ah ka bixiyaan tirada ciidamada, sababta ay u soo goosteen iyo xaaladda guud ee dhacdada.
Faahfaahinta warkan kala soco Hadhwanaagnews, wixii warar cusub ahna waan idiin soo gudbin doonaa.
Loading...
Loading...


0 





