Aqoonyahan Cabdilaahi Xuseen Oo Digniin Ka Bixiyey Qorshayaasha Xasan Sheekh

0
Saturday July 04, 2026 - 15:24:08 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 23
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqoonyahan Cabdilaahi Xuseen Oo Digniin Ka Bixiyey Qorshayaasha Xasan Sheekh

    "Somaliland ha iska ilaaliso dabinka Xasan Sheekh, aqoonsiyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Somaliland ha iska ilaaliso dabinka Xasan Sheekh, aqoonsiyo



Aqoonyahan Cabdilaahi Xuseen ayaa ugu baaqay Somaliland inay feejignaato, isaga oo sheegay in aan la dhayalsan dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.


 

Cabdilaahi Xuseen ayaa sheegay in xilligan loo baahan yahay taxaddar iyo midnimo, isagoo ku dooday in Somaliland ay wajahdo marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah.



 

Waxa uu yidhi:


 

"Somaliland ha iska ilaaliso dabinka Xasan Sheekh, aqoonsiyo soo socda ayuu ogyahay."


 

Aqoonyahanka ayaa ku boorriyey shacabka iyo hoggaanka Somaliland inay sii xoojiyaan wadajirka iyo feejignaanta, si loo ilaaliyo danaha iyo masiirka qaranka.

Loading...
Loading...