Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Ka Hadlay Xidhiidhka Israa'iil iyo Turkiga

0
Friday June 26, 2026 - 11:43:43 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 80
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Ka Hadlay Xidhiidhka Israa'iil iyo Turkiga

    Wasiirku waxa uu tilmaamay in danaha dhaqaale iyo ganacsigu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirku waxa uu tilmaamay in danaha dhaqaale iyo ganacsigu

 

Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegay in xidhiidhka dhaqaale ee ugu weyn uu ka dhexeeyo Israa’iil iyo Turkiga, inkasta oo uu xusay in Turkigu si weyn uga soo horjeedo xidhiidhka cusub ee Somaliland la yeelatay Israa’iil.

 

Wasiirku waxa uu tilmaamay in danaha dhaqaale iyo ganacsigu ay mararka qaarkood ka duwan yihiin mowqifyada siyaasadeed ee dalalku qaataan.

 

Hadalka Wasiirka

 

"Xidhiidhka dhaqaale ee ugu weyn waxa uu ka dhexeeyaa Israa’iil iyo Turkiga, haddana Turkigu aad ayuu uga soo horjeedaa xidhiidhka ay Somaliland la yeelatay Israa’iil."

— Wasiirka Madaxtooyada JSL


Loading...
Loading...