Ciid Wanaagsan
Waxaan Alle SWT uga baryaynaa shacabka Somaliland caafimaad,
Hadhwanaagnews.com waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan bulshada reer Somaliland, gudo iyo dibadba, munaasibadda Ciidda barakaysan awgeed.
Waxaan Alle SWT uga baryaynaa shacabka Somaliland caafimaad, nabad, barwaaqo iyo horumar joogto ah.
Allah ha inaga yeelo ciidan ciideeda ku gaadha bash-bash, farxad iyo xasillooni.
Ciid Mubaarak
Loading...
Loading...


0 





