Imaaraadka iyo Baxrayn Oo Ka Gaabsaday Cambaaraynta Qorshaha Safaaradda Somaliland Ee Qudus

0
Tuesday May 26, 2026 - 19:24:31 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 25
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Imaaraadka iyo Baxrayn Oo Ka Gaabsaday Cambaaraynta Qorshaha Safaaradda Somaliland Ee Qudus

    Warbixinta ayaa tilmaantay in waddamadii cambaareeyay tallaabadaasi ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbixinta ayaa tilmaantay in waddamadii cambaareeyay tallaabadaasi ..



Dalalka United Arab Emirates iyo Bahrain ayaa ka gaabsaday inay ku biiraan waddamadii cambaareeyay qorshaha Somaliland safaarad uga furanayso magaalada Jerusalem, sida uu sheegay wargeyska Middle East Eye.


 

Warbixinta ayaa tilmaantay in waddamadii cambaareeyay tallaabadaasi ay u badnaayeen dalal taageersan mowqifka Turkiga iyo waddamo aqoonsiga Somaliland u arka arrin saamayn ku yeelan karta xaaladda gobolka.




 

Dalalka ku jiray cambaaraynta ayaa la sheegay inay ka mid ahaayeen Djibouti, Turkey iyo Somalia, kuwaas oo toddobaadkan qayb ka ahaa bayaannada lagu diiday qorshahaasi

Loading...
Loading...