Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Eedeysane Loo Haysto Dil Ka Dhacay Boorama

0
Tuesday May 26, 2026 - 19:22:22 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 27
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Eedeysane Loo Haysto Dil Ka Dhacay Boorama

    Booliska ayaa sheegay in eedeysanaha oo lagu magacaabo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliska ayaa sheegay in eedeysanaha oo lagu magacaabo



Ciidanka Booliska Somaliland ayaa gacanta ku dhigay nin lagu eedeeyay dilka Marxuum Cabdisalaan Maxamuud Cabdi, kaas oo ka dhacay magaalada Boorama.


 

Booliska ayaa sheegay in eedeysanaha oo lagu magacaabo Hamse Cabdillaahi Diriye lagu qabtay hawlgal ay fuliyeen Booliska gobolka Awdal, iyadoo ay gacan ka geysteen qaar ka mid ah bulshada deegaanka.



 

Laamaha ammaanka ayaa xusay in eedeysanaha dhawaan la horgeyn doono maxkamadda si loo mariyo habraaca sharciga.

Loading...
Loading...