Madaxweyne Cirro Oo Dalacsiiyay 525 Sarkaal Oo Ka Tirsan Ciidanka Booliska Somaliland

0
Tuesday May 26, 2026 - 19:19:22 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 34
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Cirro Oo Dalacsiiyay 525 Sarkaal Oo Ka Tirsan Ciidanka Booliska Somaliland

    Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xasan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xasan


May be an image of one or more people


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa dallacsiiyay 525 sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Somaliland, tallaabadaas oo lagu sheegay mid lagu xoojinayo hay’adaha amniga dalka.


 

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xasan, ayaa hambalyo u diray saraakiisha cusub ee la dalacsiiyay, isaga oo uga mahadceliyay Madaxweynaha go’aankaas.


 

Dallacaaddan ayaa lagu tilmaamay mid kor loogu qaadayo tayada iyo hufnaanta Ciidanka Booliska, si ay uga sii qayb qaataan sugidda amniga iyo ilaalinta shacabka Somaliland.

May be an image of crowd
May be an image of clarinet

Loading...
Loading...