Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal Oo Si Maamuus Leh Loogu Soo Dhaweeyey Hargeysa Kadib Safar Caafimaad

0
Tuesday May 26, 2026 - 19:02:04 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 38
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal Oo Si Maamuus Leh Loogu Soo Dhaweeyey Hargeysa Kadib Safar Caafimaad

    Soo dhaweynta Suldaanka ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soo dhaweynta Suldaanka ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin,



Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal, oo ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa maanta si weyn oo maamuus leh loogu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa, kadib safar caafimaad oo uu muddo ugu maqnaa dalka dibaddiisa.


 

Soo dhaweynta Suldaanka ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin, waxgarad, cuqaal, dhalinyaro iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, kuwaasi oo muujiyey farxadda ay ku qabaan dib ugu soo laabashadiisa.



 

Dadkii ka qayb galay munaasibadda soo dhaweynta ayaa Suldaanka u rajeeyey caafimaad taam ah, iyagoo tilmaamay doorka muhiimka ah ee uu ku leeyahay arrimaha dhaqanka, nabadda iyo wadajirka bulshada Somaliland.

Loading...
Loading...