Madaxa Machadka Xidhiidhka Afrika iyo Israa'iil oo ka hadashay doorka Somaliland ee Geeska Afrika
Shirei Fein-Grossman ayaa tilmaamtay in Somaliland ay noqotay
Madaxa Machadka Xidhiidhka Afrika iyo Israa’iil, Shirei Fein-Grossman, ayaa sheegtay in Somaliland ay wax ka beddeshay xaqiiqda siyaasadeed ee ka jirta gobolka Geeska Afrika.
Shirei Fein-Grossman ayaa tilmaamtay in Somaliland ay noqotay dhinac saameyn ku leh isbeddellada siyaasadeed iyo arrimaha gobolka, iyadoo hadalkeeda ku muujisay in doorka Somaliland uu si muuqata uga dhex muuqdo Geeska Afrika.
Loading...
Loading...


0 





