Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo kormeer ku tagay Garoonka Gas M. ee Hargeysa

0
Thursday May 21, 2026 - 14:53:52 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 41
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo kormeer ku tagay Garoonka Gas M. ee Hargeysa

    Kormeerka wasiirka waxaa ku weheliyay Guddoomiyaha Degmada Axmed Dhagax ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kormeerka wasiirka waxaa ku weheliyay Guddoomiyaha Degmada Axmed Dhagax ....



Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland, Axmed Yaasiin Maxamuud Faarax, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Garoonka Gas M. ee ku yaalla xaafadda Masalaha, si uu indho-indhayn ugu sameeyo xaaladda guud ee garoonka iyo baahiyaha ka jira.


 

Kormeerka wasiirka waxaa ku weheliyay Guddoomiyaha Degmada Axmed Dhagax ee Dawladda Hoose Hargeysa, Agaasimaha Waaxda Garoomada, masuuliyiin ka tirsan waaxyaha ciyaaraha, maamulka, dhalinyarada, ICT-ga iyo la-taliyaha wasiirka ee arrimaha ciyaaraha.



 

Masuuliyiinta ayaa warbixinno ka dhagaystay maamulka iyo hawl-wadeennada garoonka, iyagoo qiimeeyay horumarka shaqooyinka socda iyo sidii loo xoojin lahaa adeegyada ciyaaraha ee loo fidiyo dhalinyarada.

Loading...
Loading...