Sir Gavin Williamson: Aad ayaan ugu faraxsanahay in aan isku yeedho Somalilander

0
Tuesday May 19, 2026 - 12:35:14 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 31
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sir Gavin Williamson: Aad ayaan ugu faraxsanahay in aan isku yeedho Somalilander

    "Waxa aan si qoto dheer ugu faraxsanahay in aan naftayda ugu yeedho...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa aan si qoto dheer ugu faraxsanahay in aan naftayda ugu yeedho...

May be an image of one or more people



Siyaasiga reer Britain Sir Gavin Williamson ayaa sheegay in uu si qoto dheer ugu faraxsan yahay xidhiidhka uu la leeyahay Somaliland, isaga oo hadal dareen leh ka jeediyey munaasibadda xuska 18-ka May.


 

Sir Gavin Williamson ayaa muujiyey taageeradiisa iyo qaddarinta uu u hayo Somaliland, isaga oo sheegay in uu sharaf u arko in uu naftiisa ugu yeedho "Somalilander”.


 

"Waxa aan si qoto dheer ugu faraxsanahay in aan naftayda ugu yeedho in aan ahay Somalilander,” ayuu yidhi Sir Gavin Williamson.


 

Hadalkan ayaa ka mid noqday weedhihii sida weyn looga hadal hayey munaasibadda, iyadoo lagu fasiray mid muujinaysa taageerada iyo xidhiidhka uu Sir Gavin Williamson la leeyahay Somaliland.

Loading...
Loading...