Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Jsl Oo Shaacisay Fasaxa 18-Ka May

0
Sunday May 17, 2026 - 11:53:59 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 25
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Jsl Oo Shaacisay Fasaxa 18-Ka May

    Fasaxan ayaa la xiriira munaasabadda qaran ee 18-ka May,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fasaxan ayaa la xiriira munaasabadda qaran ee 18-ka May,


May be an image of text


Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland ayaa ku dhawaaqday in shaqaalaha dowladda ay fasax rasmi ah ka yihiin shaqada maalmaha Isniinta iyo Salaasada oo ku beegan 18-ka iyo 19-ka May 2026.


 

Fasaxan ayaa la xiriira munaasabadda qaran ee 18-ka May, oo ah maalinta ay Somaliland dib ula soo noqotay madax-bannaanideeda.


 

Hay’addu waxay sheegtay in fasaxan uu quseeyo dhammaan hay’adaha dowladda, iyadoo shaqaalaha loogu baaqay inay ka qeyb qaataan munaasabadaha iyo dabaaldegyada maalmaha qaranimada Somaliland.

Loading...
Loading...