Madaxweyne Ku-Xigeenka Jsl Oo Ku Baaqay Barnaamijyo Lagula Dagaallamayo Qabyaaladda Iyo Maandooriyaha

0
Sunday May 17, 2026 - 11:45:08 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 33
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Ku-Xigeenka Jsl Oo Ku Baaqay Barnaamijyo Lagula Dagaallamayo Qabyaaladda Iyo Maandooriyaha

    Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa sheegay in labadaasi arrimood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa sheegay in labadaasi arrimood



Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, Maxamed Cali Aw-Cabdi, ayaa Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ugu baaqay inay xoojiyaan barnaamijyada bulshada lagu baraarujinayo dhibaatooyinka qabyaaladda iyo maandooriyaha.


 

Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa sheegay in labadaasi arrimood ay saameyn weyn ku leeyihiin bulshada, gaar ahaan dhalinyarada, loona baahan yahay olole wacyigelin ah oo si joogto ah uga baxa warbaahinta dowladda.



 

Waxa uu soo jeediyay in idaacadaha iyo warbaahinta qaranka lagu daro barnaamijyo gaar ah oo bulshada lagu fahamsiinayo khatarta qabyaaladda iyo mukhaadaraadka, si loo xoojiyo wacyiga bulshada iyo ilaalinta midnimada shacabka.

Loading...
Loading...