Murashax Mawliid Cabdi Sabaal Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Xarshin

0
Friday May 15, 2026 - 11:45:33 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 28
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Murashax Mawliid Cabdi Sabaal Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Xarshin

    Mawliid Cabdi Sabaal ayaa lagu tilmaamaa inuu ka mid yahay murashaxiinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mawliid Cabdi Sabaal ayaa lagu tilmaamaa inuu ka mid yahay murashaxiinta

May be an image of one or more people and text



Murashax Mawliid Cabdi Sabaal ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Xarshin, iyadoo boqolaal taageerayaal ah ay ka qeyb qaateen soo dhoweynta loo sameeyay.


 

Mawliid Cabdi Sabaal ayaa lagu tilmaamaa inuu ka mid yahay murashaxiinta ugu cadcad doorashada ka dhici doonta Deegaanka Soomaalida, waxaana taageerayaashiisu ay muujinayaan kalsooni weyn oo ku aaddan hoggaamintiisa iyo qorshayaasha uu bulshada u hayo.


 

Soo dhoweynta magaalada Xarshin ayaa muujisay taageerada sii kordheysa ee uu murashaxu ka helayo qeybaha kala duwan ee bulshada, xilli ay si weyn u socdaan diyaar garowga iyo ololayaasha doorashada

Loading...
Loading...