"Somaliland Iyo Puntland Ha Kala Dhex Galaan Labada Reer Ee Colaadu Ku Dhex Marayso Gobolka Sanaag" — Suldaan Cabdikariin Aadan Jaamac

0
Tuesday May 12, 2026 - 09:09:01 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 57
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Somaliland Iyo Puntland Ha Kala Dhex Galaan Labada Reer Ee Colaadu Ku Dhex Marayso Gobolka Sanaag" — Suldaan Cabdikariin Aadan Jaamac

    Suldaanka ayaa sheegay in loo baahan yahay in labada dhinac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaanka ayaa sheegay in loo baahan yahay in labada dhinac


Suldaan Cabdikariin Aadan Jaamac ayaa ugu baaqay Somaliland iyo Maamulka Puntland inay si degdeg ah uga qeyb qaataan daminta colaadda ka taagan gobolka Sanaag, gaar ahaan dagaallada u dhexeeya labada beelood ee deegaanka ku dirirsan.


 

Suldaanka ayaa sheegay in loo baahan yahay in labada dhinac ay si wadajir ah uga shaqeeyaan nabadeynta iyo kala dhexgalka beelaha walaalaha ah si looga hortago dhiig daadasho horleh iyo xaalad amni darro oo sii fida.



 

Wuxuu sidoo kale bulshada iyo isimada dhaqanka ugu baaqay inay taageeraan dadaallada nabadeed, islamarkaana laga fogaado wax kasta oo hurin kara colaadda gobolka Sanaag.

Loading...
Loading...