Laba Xidigle Caasha Cabdirashiid Oo Loo Magacaabay Xil Muhiim Ah

0
Thursday May 07, 2026 - 21:58:32 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 46
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laba Xidigle Caasha Cabdirashiid Oo Loo Magacaabay Xil Muhiim Ah

    Laba Xidigle Caasha Cabdirashiid Xuseen Xasan ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laba Xidigle Caasha Cabdirashiid Xuseen Xasan ayaa

May be a graphic of text



Laba Xidigle Caasha Cabdirashiid Xuseen Xasan ayaa loo magacaabay Madaxa Isku-xidhka Hay’adaha Caalamiga ah iyo Ciidanka Booliska Somaliland.


Magacaabistan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo wada-shaqaynta u dhexeysa Ciidanka Booliska Somaliland iyo hay’adaha caalamiga ah ee taageera amniga, tababarrada iyo horumarinta ciidamada.

Loading...
Loading...