Ciidamada Qaranka Somaliland Oo U Diyaar-garoobaya Xuska 18-ka May

0
Thursday May 07, 2026 - 19:20:22 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 54
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Qaranka Somaliland Oo U Diyaar-garoobaya Xuska 18-ka May

    Ciidamada ayaa samaynaya dhoolatusyo iyo diyaar-garow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada ayaa samaynaya dhoolatusyo iyo diyaar-garow

May be an image of one or more people and text

Diyaar-garowga Ciidamada Qaranka Somaliland ee xuska 18-ka May ayaa si weyn uga socda magaalada, iyadoo ciidamada kala duwan ay wadaan tababaro iyo abaabul la xidhiidha munaasibadda maalinta qaranimada Somaliland.

Ciidamada ayaa samaynaya dhoolatusyo iyo diyaar-garow muujinaya heerka abaabul iyo isku-duubnida ciidamada qaranka, kuwaas oo qayb muhiim ah ka qaadan doona dabaaldegga 18-ka May.

Masuuliyiinta ayaa sheegay in ujeeddada diyaar-garowgani tahay sidii loo soo bandhigi lahaa awoodda, wadajirka iyo doorka ciidamada ee ilaalinta qarannimada iyo amniga Somaliland.

May be an image of clarinet
No photo description available.

Loading...
Loading...