Wasiirka Madaxtooyada Oo Ka Qayb-galay Soo Dhaweynta Suldaan Wabar

0
Thursday May 07, 2026 - 10:05:09 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 82
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Madaxtooyada Oo Ka Qayb-galay Soo Dhaweynta Suldaan Wabar

    Munaasibadda soo dhaweynta ayaa waxaa ka qayb

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasibadda soo dhaweynta ayaa waxaa ka qayb

May be an image of one or more people



Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland, Mudane Khadar Xuseen Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad ballaadhan oo magaalada Hargeisa loogu sameeyey Suldaan Abubakar Cilmi Wabar oo maanta dib ugu soo laabtay dalkiisa.


Munaasibadda soo dhaweynta ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin kala duwan, madax dhaqameedyo iyo qaybaha bulshada, kuwaas oo si diirran u soo dhaweeyey Suldaanka.


Masuuliyiinta ka hadlay munaasibadda ayaa dib ugu soo laabashada Suldaan Wabar ku tilmaamay tallaabo muhiim u ah nabadda, wadajirka bulshada iyo xoojinta qaranimada Somaliland.

May be an image of dais
May be an image of one or more people, suit and text
May be an image of eyewear and text
May be an image of one or more people
May be an image of text
May be an image of one or more people and suit


Loading...
Loading...